Masuuliyiinta Hirshabelle oo loo qabtay iney 48 saacadood uga baxaan Belad-weyne

Hogaamiyaha maleeshiyo ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle Jeneraal Abuukar Warsame (Xuud) ayaa muddo 48 saacadood gudahood u qabtay inay magaalada Beledweyne kaga baxaan mas’uuliyiinta maamulka Hirshabelle. Jen. Xuud ayaa sheegay in hanjabaadan ay salka ku heyso sidii ay bulshada Beledweyne uga dul qaadi lahaayeen wax uu ugu yeeray dhibaatooyinka uu maamulka Hirshabelle ka geysaneyo magaaladaas. … Continue reading Masuuliyiinta Hirshabelle oo loo qabtay iney 48 saacadood uga baxaan Belad-weyne